Posts

Showing posts from January, 2024

SOUTH AFRICA IYO ISREAL: MAXKAMADDA ICJ EE HAGUE

Image
Qareenno South Africa u dhashay ayaa maxkamadda caalamiga ah ee adduunka (ICJ) u gudbiyay dacwo ka dhan ah isreal iyagoo oo ku eedaynaya in ay xasuuq aan loo meel dayin u geysteen shacabka reer falastiin. Maxkamadda waxay dhagaysan doonta doodaha labada dhinac, waxay gaari doontaa goaan,  Inkastoo maxkamaddu aanay awood buuxda u lahayn fulinta goaamada ay gaarto laakiin waxay cadaadis wayn saaraysaa cid walba oo laga gar helay. Qareenadu waxay ku doodayeen in isreal ujeedka dagaalkooda u yahay xasuuq wadareed loo geysto shacabka reer falstiin. waxa ay ku eedeeyeni in ay si kas u beegsadeen isbitaalada, masaajidyada iyo goobaha dadwaynaha iyaga oo si aan loo meel dayin loo wada xasuuqay. Waxay kaloo ku doodayeen in xasuuqa iyo dulmiga lagu hayay reer falastiin uusan bilaaban wixii ka dambeeyay dagaalkii 07 october ee uu ahaa wax socday in ka badan 76 sano. Sidoo kale waxay ku doodayeen in isreal godoomisay Gaza, iyaga oo is hortaag ku sameeyay kaalmooyinkii caafimad ee loogu talagalay s

HABABKA WAXBARISTA

Image
    DOWNLOAD PDF